Dhageyso:-Wasiirka Amniga” Dadka ka hadlaya Wadooyinka xiran waxaa ka hadalsiinaya Al-Shabaab “

0
274

Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale,ayaa ka hadlay wadooyinka ay xireyn Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo cabashada ka imaaneysa Shacabka ee ku aadan xirnaanshaha Wadooyinka. Wasiirka ayaa sheegay in markii Wadooyinka Muqdisho ay ciidamadu xiraan ay soo dhexgalaan Al-Shabaab,iyaga oo iska dhigaya shacabka,isla markaana ka cabanaya in Wadooyinka loo furo. Waxa uu soo hadal […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Wasiirka Amniga” Dadka ka hadlaya Wadooyinka xiran waxaa ka hadalsiinaya Al-Shabaab “

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.