Dhageyso:-Wasiirka Amniga oo shaaciyay qorsho lagu sugayo Amniga Muqdisho

0
54

Wasiirka Wasaaradda Amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ducaale ayaa sheegay in xilligaan wixii ka dambeeya xukuumadda Soomaaliya ay la xisabtami doonto hay;adaha Amniga. Waxa uu sheegay in Wasaaradda Amniga ay la imaan doonto qorsho cad oo lagu sugi doobo Amniga Caasimadda,isla markaana ay ka wada hadli doonaan guddoomiyaha gobolka Banaadir. Ugu dambeyn waxa […]




SOURCE: Dhageyso:-Wasiirka Amniga oo shaaciyay qorsho lagu sugayo Amniga Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.