Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Xukuumada Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in xilligaan uu jiro isbedel iyo horumarin lagu sameeynayo Cadaalada dalka si qof walba uu u helo cadaalad,iyada oo horay Shacabka Soomaaliyeed ay keenayeen cabasho dhinaca garsoorka ah. Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in ay muhiim tahay hubinta kiisaska shacabka ee ka soo bilaabanaya […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Wasiirka Cadaalada oo ka hadlay kiisaska dacwadaha Shacabka ee lagu qaado Xarunta CID-da