Dhageyso:-Wasiirka Gaashaandhigga oo booqday Isbitaal Martiini balan qaadna sameeyay+Sawirro

0
104

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya oo ay wehlinayeen Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa gelinkii dambe ee Maanta waxa ay booqdeen Isbitaalka Martiini ee Magalada Muqdisho. Mas’uuliyiintaas ayaa kormeeray qeybaha uu ka kooban yahay Isbitaalka oo labadii Sano ee u damebeysay ay Gacanta ku heysay Hay’adda(IIDA),islamarkaana adeegyo Caafimaad oo bilaash ah loogu qabto Shacabka Soomaaliyeed. […]




SOURCE: Dhageyso:-Wasiirka Gaashaandhigga oo booqday Isbitaal Martiini balan qaadna sameeyay+Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.