Dhageyso:-Wasiirka Waxbarashada Somalia oo sheegay in si qaldan loo fasiray Wareysi uu bixiyey

0
39

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa Caawa ka jawaabay Warar lagu baahiyey Baraha Bulshada ee ku aadanaa in Wasaaradu aysan aqoonsaneyn. Wasiirka oo Caawa Wareysi siiyey Radio Dalsan Muqdisho ayaa sheegay in hadalkii uu ku sheegay Wareysi uu horey u bixiyey ee uu kaga hadlay Sharci ahaanshaha Jaamacadaha dalka Dalka siqaldan loo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Wasiirka Waxbarashada Somalia oo sheegay in si qaldan loo fasiray Wareysi uu bixiyey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.