Dhageyso:-Wasiirka Waxbarashada”Majirto Jaamacad aan aqoonsanahay xataa jaamacadda Ummadda”

0
383

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay arrimo la xiriira sharci ahaanshaha Jaamacahada ka Shaqeeya dalka Waxaa uu sheegay Wasiirka in aysan jirin jaamacad ay aqoonsan yihiin islamarkaana sheegay in dowlada ay u diiwaan gashneyn jaamacadaha marka laga reebo inay dowlada ka heystaan ruqsado ay dalka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Wasiirka Waxbarashada”Majirto Jaamacad aan aqoonsanahay xataa jaamacadda Ummadda”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.