Wararka aan ka heleyno Tuulooyin ka tirsan Degmada Cadale ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka bilowday Barakacay ay sameeynayan dadka deegaanka, Barakacan ka bilowday Cadale ayaa waxa uu yimid kadib markii halkaasi ay ku dagaalameen Beello wada dega Degmada Cadale,islamarnaa dhowr jeer oo hore la isku dayay in waan […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Xiisada dagaal oo ka taagan degmada Cadale iyo bakarac ka bilaawday