Dhageyso:-Xiisado dagaal oo laga dareemayo deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

0
393

Waxaa Maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa deegaanka Banyaaleey ee Gobolka Hiiraan halkaas oo ay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed oo halkaasi wada dega. Dagaaladii u dambeeyay ee dhexmaray ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyo barakaca dad farabadan kuwaas oo hadda xaalado kala dwuan ay ku hesytaan deegaano kale oo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Xiisado dagaal oo laga dareemayo deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.