Dhageyso:-Xil Maxamed Ganey”Ra’iisul Wasaare Kheyre is casil”

0
418

Xildhibaan Cabdullaahi Ganey oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa aad walaac uga muujiyey xalada amni ee dalka xilli uu Maanta hadal ka jeedinayey kulankii Baarlamaanka Soomaaliya. Waxa uu sheegay in xaafado ka tirsan Muqdishi ay habeenada qaar la wareegaan Al-Shabaab,sidoo kalena Garsoor looga doonto Awdheegle iyo deegaano kale oo ay Al-Shabaab maamulaan. “Runtii amniga […]




SOURCE: Dhageyso:-Xil Maxamed Ganey”Ra’iisul Wasaare Kheyre is casil”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.