Dhageyso:-Xildhibaan C/ Rashiid Xidig oo ka digay sii socoshada khilaafka DFS & Dowlad Goboleedyada

0
46

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu gaaray Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Masuuliyiin ka tirsan labada gole ee Dowlad-goboleedkada Jubbaland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa Cabdirashiid Xiddig kusoo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo. Shir Jaraa’id uu Wwarbaahinta […]




SOURCE: Dhageyso:-Xildhibaan C/ Rashiid Xidig oo ka digay sii socoshada khilaafka DFS & Dowlad Goboleedyada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.