Dhageyso:-Xildhibaan Jeesow” Waxaa loo dhiibayaa Bangiga Dhexe Gaalka midka ugu Madow”

0
83

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa taageeray in Bangiga dhexe ee Soomaaliya loo dhiibo qof Ajanbi ah,xilli Maanta ansixiyay Xeer ogolaanaya. Waxa uu sheegay in Bangiga dhexe ee Soomaaliya mudo hoggaankiisa lagu soo xulayay hab beeleed,taasina uu sheegay inay dhibaato dalka ku tahay. “Bangigena waxaa maamula 4.5 wax la […]




SOURCE: Dhageyso:-Xildhibaan Jeesow” Waxaa loo dhiibayaa Bangiga Dhexe Gaalka midka ugu Madow”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.