Dhageyso: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Sheegay In Howlgallada Jubbaland Ka Socda Yihiin…

0
503

Xildhibaan Xasan Yare oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay howlgallada ay ciidamada Jubbaland ka wadaan deegaannada uu maamulkaasi ka arrimo.
Waxa uu sheegay xildhibaanka in ay soo dhoweynayaan howlgalladan, islamarkaana yihiin kuwo lagu badbaadinayo dadka shacabka ah waa sida uu hadalka u dhigaye.
Sidoo kale, xildhibaan Xasan ayaa sheegay in booqasho uu ku maray deegaanno ka mid ah Jubbaland, sida Afmadow iyo deegaanno kale, una kuurgaleyn xaaladda dadka shacabka ah.
Halkaan hoose ka dhageyso:


Goobjoog News
 




SOURCE: Dhageyso: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Sheegay In Howlgallada Jubbaland Ka Socda Yihiin…

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.