Dhageyso:-Xildhibaan Shaaciyey in la waayey Ciidamo suga amniga deegaanada Hir-Shabeelle

0
179

Xildhibaan Maxamuud Xuseen Gudbaaye oo ka mid ah Baarlamaanka Maamulka hir-Shabeelle ayaa walaac ka muujiyey falalka amnidarro ee mararka qaar ka dhaca deegaanada Maamulkaas. Xildhibaanka oo la hadlay Dalsan ayaa waxa uu sheegay in Maamulka Hir-Shabeelle uusan laheyn Ciidamo u gaar ah oo suga amniga,isla markaana Ciidamada ka howlgalla ay yihiin kuwa dowladda Soomaaliya. Waxa […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Xildhibaan Shaaciyey in la waayey Ciidamo suga amniga deegaanada Hir-Shabeelle

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.