Dhageyso:-Xildhibaan sheegay in dowladda Xureyn la’dahay Wadada Maka Almukarama iyo Afgooye

0
58

Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil  oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka hadlay qorshaha agu doonayo in Shabaab looga saarayo Gobolka Jubbada Dhexe. Xildhibaano oo ku sugan degmada Afmadoow ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay weli xureyn la’dahay Wadada Maka Almukarama ee Magalada Muqdisho iyo degmada Afgooye sida uu hadalka u dhigay. Xildhibaanka ma sheegin […]




SOURCE: Dhageyso:-Xildhibaan sheegay in dowladda Xureyn la’dahay Wadada Maka Almukarama iyo Afgooye

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.