Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya oo Shalay ka hor hadlayay Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa sheegay in ay dhibaatooyin la kulmaan Shaqaalaha Golaha marka ay yimaadaan Mooshino ka dhan ah Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya. Waxa uu dalbaday Xildhibaan Jeesoow in isbedel lagu sameeyo qodobo ka mid ah Xeer hoosaadka oo ay […]
SOURCE: Dhageyso:-Xildhibaan sheegay in Shaqaale ka tirsan Baarlamaanka la handaday