Dhageyso-Xildhibaan Zakariye”Janeraal Gabre waa dambiile xasuuqay Shacab Soomaaliyed waa in maxkamad..

0
458

Urur goboleedka IGAD ayaa shaaciyey in xilkii uu Ururkaas ka haayey ay ka qaadeen Janeraal Gabre oo u qaabilsnaa Soomaliya dhanka la talinta Siyaasada,waxana durba soo dhaweeyey Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Zakariye Xaaji Maxamuud oo ka mid ah Golaha Shacabka oo Caawa Wareysi siiyey Radio Dalsan ayaa waa uu sheegay in Go’aanka xilka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso-Xildhibaan Zakariye”Janeraal Gabre waa dambiile xasuuqay Shacab Soomaaliyed waa in maxkamad..

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.