Dhageyso:-Xildhibaanadii mooshinka ka keenay Madaxweyne Waare oo sheegay in loo hanjabay

0
48

Xalay fiidkii ayaa ku dhawaad 60 Mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle waxa ay mooshin ka keeneen Madaxweynaha Maamulka hir-Shabeelle,iyaga oo sheegay inay kalsoonida kala laabayaan. Hayeeshee xildhibaanada qaarkood oo la hadlay Warbaahinta Dalsan waxa ay sheegeen inay hanjabaad kala kulmayaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya. Xildhibaan Mahad Xassan oo ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa […]




SOURCE: Dhageyso:-Xildhibaanadii mooshinka ka keenay Madaxweyne Waare oo sheegay in loo hanjabay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.