Dhageyso:-Xildhibaano ka tirsan Koonfur Galbeed oo ka horyimid Go’aankii Dowladda ee Muqtaar Roobow

0
75

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay ka hadleen war kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya,kaasi oo ahaa in Muqtaar Roobow uu u tartami karin Madaxweynenimada Maamulka Koonfur Galbeed. Waxaa ay sheegen Xildhibaanadan in Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur uu yahay muwaadi Soomaaliyeed,isla markaana uu ka tanaasulay fikirkii hore ee ahaa kamid ahaan […]




SOURCE: Dhageyso:-Xildhibaano ka tirsan Koonfur Galbeed oo ka horyimid Go’aankii Dowladda ee Muqtaar Roobow

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.