Dhageyso:-Xildhibaano sheegay in Siyaasiyiin ka tegay Muqdisho qalalaaso ka wadaan deegaanada Galmudug

0
99

Deegaanada Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa ka taagan xiisado siyaasadeed oo sababtay in xildhibaano ku shirey Dhuusamareeb ay xilkii ka qaadaan Guddooomiyaha Baarlamaanka Galmudug. Hayeeshee Xildhiban Cabdi Xasan Cilmi oo ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegeen in Siyaasiyiin ka tegay Magalada Muqdisho ay qalalaaso siyaasadeed ka wadaan deegaanada Galmudug. Mid ka mid ah xildhibaanada […]




SOURCE: Dhageyso:-Xildhibaano sheegay in Siyaasiyiin ka tegay Muqdisho qalalaaso ka wadaan deegaanada Galmudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.