Dhageyso:-Xilliga ay dhaceyso doorashada Kuraas ka banaan Golaha Shacabka oo la shaaciyey

0
92

Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyey waqtiga ugu wanaagsan ee la qaban doono kuraas ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya xilli shalay Dhuusamareeb lagu doortay mid ka mid ah kuraastii banaaneyd. Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Xaliimo Ismaaciil(Xaliimo Yareey) ayaa sheegtay in doorashada laba kursi ee ka banaan Golaha Shacabka […]




SOURCE: Dhageyso:-Xilliga ay dhaceyso doorashada Kuraas ka banaan Golaha Shacabka oo la shaaciyey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.