Dhageyso:-Xubnaha Golaha Aqalka Sare oo Maanta qabanaya kulan dhageysi Dadweyne

0
187

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa Maanta Magaalada Muqdisho waxa ay ku qabanayaan Dhageysi dadaweyne oo ku saabsan sidii loo dhisi lahaa guddiga Madaxa banaan ee la-dagaalanka musuq maasuqa. Kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Xubnaha guddiga Aqalka Sare u qaabilsan Cadaalada,waxana ka qeyb galaya Wasiirka Cadaalada Soomaaliya,xubno ka socda dowlad goboleedyada,qeybaha kala duwan ee Bulshada rayidka. […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Xubnaha Golaha Aqalka Sare oo Maanta qabanaya kulan dhageysi Dadweyne

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.