Magalada Muqdisho waxaa ka socda wadahadalo lagu doonayo in xal looga gaaro khilaafka soo kala dhexgalay Madaxda uga sareysa Mamul goboleedka Galmudug, Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dooneysa in xal laga gaaro khilaafkaas,taas oo muqdisho isugu keentay Madaxweynaha Galmudug,ku xigeenkiisa iyo guddoomiyaha Baarlamaanka si khilaafka loo xaliyo. Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Xubno ka tirsan Galmudug oo ka horyimid Wadahadalada dhex dhexaadinta ah