Dhageyso:-Xukun dil ah oo lagu fuliyay Rag Nabadoon Caan ahaa ku dilay Magalada Muqdisho

0
338

Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay labo Nin oo ka tirsanaa Al-Shabaab,kuwaasi oo horey u dilay nabadoon Caan ka haa magaalada Muqdisho. Waxaa lagu eedeeyey C/raxmaan Ciise Cali iyo Xasan Cali Xasan in ay horey degmada Wadajir ugu dileen Hilowle Xeefow Xuseen,oo kamid ahaa nabadoona caanka ahaa ee degmadaasi […]




SOURCE: Dhageyso:-Xukun dil ah oo lagu fuliyay Rag Nabadoon Caan ahaa ku dilay Magalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.