Dhageyso:-Xukuumadda Somalia oo markii ugu horeysay ka hadashay Soomaali laga soo celiyay Garoonka Jomo Kenyatta

0
110

21-Bishaan ayaa Dowladda Kenya waxa ay garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ee Magalada Nairobi ka soo celisay 17 ruux oo Soomaali ah kuwaas oo ku sii jeeday Magalada Kampala ee dalka Uganda. Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay dadkaasi Soomalida ah ee Garoonka Jomo Kenyatta laga soo celiyay iyo dhibaatooyin kale oo muwaadiniinta Soomaaliyeed […]




SOURCE: Dhageyso:-Xukuumadda Somalia oo markii ugu horeysay ka hadashay Soomaali laga soo celiyay Garoonka Jomo Kenyatta

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.