Dhageyso:-Xukuumadda Somalia oo markii ugu horreysay ka hadashay khilaafka ka taagan Arrimaha Xajka

0
273

Ku simaha Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ahna wasiiru dowlaha Wasaaradda Mudane C/xakiin Xasan Ibraahim Ashkir oo ku sugan dalka Sacuudiga ayaa faah faahin ka bixiyey halka uu marayo qorshaha Sanadkaan ee Xajka,taas oo khilaaf uu ka dhex jiro. Waxa uu sheegay in Sacuudiga uu u tegay dardargelinta howlaha Xajka,iyo xaqiijinta qarashii la dhimay ee […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Xukuumadda Somalia oo markii ugu horreysay ka hadashay khilaafka ka taagan Arrimaha Xajka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.