Dhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in Somaliland laga qeyb galinayo Qorshaha Horumarimta Qaranka

0
196

Cabdulqaadir Maxamed Aadan oo  ah Xoghyaha Joogtada Wasaaradda Qorsheyna, Maalgashiga iyo Horumairnta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in ay wadaan qorshaha maamulka Somaliland loogu qeyb galinayo Watashiga Qorshaha Horumarimta Qaranka. Waxa uu sheegay Cabdulqaadir Maxmaed Aadan in qorshaha qaranka uu noqonayo baahiyaha gaarka iyo ahmiyadaha ay leeyihiin Shacabka Soomaaliyeed,isla markaana ay ka shaqeynayaan sidii […]




SOURCE: Dhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in Somaliland laga qeyb galinayo Qorshaha Horumarimta Qaranka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.