Dhageyso:Taliye Bog-madoow “Jubbaland Kalama Tashanayo inaan Shaqadeyda Ka Guto deegaanada La ii Magacaabay”

0
338

  Taliyaha Qaybta 43-aad ee dhawaan dowladda Soomaaliya ay u magacaawday Deegaanada Jubbaland General Cali Maxamed Maxamuud ( Bog-madoow ) oo wareysi dhinacya badan taabanaya siiyey Idaacadda Dalsan ayaa si faah-faahsan uga hadlay sababtii keentay in ciidamo ka tirsan Nabad-sugidda Jubbaland ay ka celiyaan garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo halkaas oo jimcihii loo diiday inuu […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:Taliye Bog-madoow “Jubbaland Kalama Tashanayo inaan Shaqadeyda Ka Guto deegaanada La ii Magacaabay”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.