Dhakhtar Sarqaansanaa oo qalliin ku dilay hooyo iyo canugeeda

0
48

Dhakhtar ka hawlgala Cisbitaal ku yaalla gobolka Gujarat ee galbeedka dalka Hindiya ayaa la xiray ka dib markii isaga oo khamraysan uu qaliin ku sameeyay haweenay xaamilo ah, sida ay booliisku u sheegeen BBC. Ilmihii yaraa ayaa isla markiiba dhintay, hooyadiina wax yar ka dib ayay dhimatay. Booliska ayaa sheegaya in qalabka lagu baaro darooga […]




SOURCE: Dhakhtar Sarqaansanaa oo qalliin ku dilay hooyo iyo canugeeda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.