Dhallinyaro Kenyan ku biiri lahaa Al-Shabaab oo Maanta la maxkamadeynayo

0
61

Booliska dalkaasi ayaa sheegay inay 17 dhallinyaro Kenyan oo lagu tuhunsan yahay inay ku sii jeedeen Somalia, si ay ugu biiraan Alshabaab ay maalintii Axadda ee la soo dhaafay ku qabteen Degmadda Sambuuru oo ku taalla Bartamaha Waqooyi ee dalkaasi, waa sida ay hadalka u dhigeen. Madaxa Boliska ee Degaankaasi, John Kembooy oo la hadlay […]




SOURCE: Dhallinyaro Kenyan ku biiri lahaa Al-Shabaab oo Maanta la maxkamadeynayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.