|

Dhaqtar Hindi Ah oo Ku Taqaqusay Daweynta Dhalmo La,Aanta Raggaa oo ka howlgeli doono Kalkaal Hospital

 KALKAAL SPECIALITY HOSPITALOgaysiis Ogaysiis OgaysiisDhaman, Dadwaynaha Somaliyeed waxaa lagu war Gelinayaa in kalkaal hospital uu imaan doono Dhaqtarkii Hindiga ahaa Ee Ku taqaqusay Daweynta Dhalmo la,aanta Raggaa. Kilyaha iyo Kaadi mareenka,Tariikh 14/2/2019 Ilaa 20/2/2019 waxyaabaha uu kaa daweyn doono waxaa kamid ahDaweynta dhalmo la,aanta RaggaQaliinka Dhagxaanta Killiyaha iyo kaadi MareynkaQaliinka Qanjirka BusurtaatadaFurista Tubooyinka Kaadi-mareenQaliimada Kaadi-mareenka.Daaweynta infegshinada.Daweynta RaganimadaSidoo Kale Waxaa Laguu Keenay Mishiinka  E, S, W, L, OO Burburiya Dhagxaanta killiyaha ayadoon wax qalliin ah la sameynin Iyo Raajo Dhijitaal ahDhamaan Qaliimadaan Waa Habka Casriga Ah EE LAPROS COPYGA AhKalkaal speciality hospital wuxuu ku yaalaa Banadir eria masjidka cabdullahi ciise wixii faahfaahin ah kala xiriir Tel = 617633661+617633662  iyo numberka gaaban ee ah 4040.BALANTEENU WAA   KALKAAL  HOSPITAAL ee hore ugaar.




SOURCE: Dhaqtar Hindi Ah oo Ku Taqaqusay Daweynta Dhalmo La,Aanta Raggaa oo ka howlgeli doono Kalkaal Hospital

Leave a Reply

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application