Dhimasho ka dhalatay Gaari lagu rasaaseeyey degmada Afgooye

0
134

Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Gaari siday Jaad(Qaad) lagu rasaaseeyey Gudaha degmadaasi Afgooye. Gaarigaan oo ahaa nooca Soomalida u taqaano HOMEY ayaa ka tegay Magalada muqdisho,isaga oo jaadka u waday Gudaha degmada Afgooye balse lagu rasaaseeyey inta u dhaxeysa Koontoroolka Baar Ismaaciil iyo Taraafikada. Ciidamo […]




SOURCE: Dhimasho ka dhalatay Gaari lagu rasaaseeyey degmada Afgooye

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.