Dhuusamareeb: Guddi doorasho oo la magacaabay iyo doodda mooshinka madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo billaabatay

0
289

Axad, September, 16, 2018 (HOL) –Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad-gobolleedka Galmudug ayaa maanta ka doodday mooshin laga keennay madaxweyne ku-xigeenka Galmudug,Maxamed Xaashi Carabey,iyadoo dhinaca kale la magacaabay guddi doorasho.




SOURCE: Dhuusamareeb: Guddi doorasho oo la magacaabay iyo doodda mooshinka madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo billaabatay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.