Dibadbax ka dhacay gobolka Tigray ee dalka Itoobiya

0
187

Dibadbax ka dhacay gobolka Tigray ee dalka Itoobiya
Sabti, June, 09, 2018 (HOL)–Dadka ku nool gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa dhigay dibadbax ay uga soo horjeedaan go’aankii dowladooda ee ku aadanaa in la dhaqangaliyo heshiiskii nabadda ee lagu soo afjaray dagaalkii xuduuda ee kala dhaxeya Eritrea.

READ MORE : Dibadbax ka dhacay gobolka Tigray ee dalka Itoobiya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.