Talaado, July, 03, 2018 (HOL) – Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in uu halkaa ka soconayo dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo diidmada Shilinga Soomaaliga.
READ MORE FROM THE SOURCE: Dibadbax maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo