Dibadbaxayaal ka caraysan Somali oo xirtay wadada isku xirta dalalka Ethiopia iyo Jabuuti

0
401

Dibadbaxayaal ka soo jeeda Maamul-gobaleedka Cafarta ay maanta xireen Waddada weyn isku xirta Ethiopia iyo Jabuuti, isla markaana ah jidka ugu weyn ee ay maraan badeecadaha la dhoofinayo iyo kuwa la soo dejinayo. Wargeyska Addis Standard ee ka soo baxa magaalladda Addis Abeba ayaa qoray inay Dibadbaxayaasha Cafarta codsanayaan in la soo af-jaro waxa ay […]




SOURCE: Dibadbaxayaal ka caraysan Somali oo xirtay wadada isku xirta dalalka Ethiopia iyo Jabuuti

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.