Dibadbaxyo looga soo horjeedo Eritrea oo ka soconaya qeybo ka mid ah dalka Itoobiya

0
54

Arbaco, June, 13, 2018 (HOL) – Dibedbaxayaasha ayaa maalintii labaad isugu soo baxay waqooyiga Itoobiya si ay u muujiyaan in ay ka soo horejeedaan warbixintii ay dowaladda toddobaadkii hore ku dhawaaqday oo ahayd in dowladdu ay Eritrea ku wareejineyso dhulka la isku haysto ee ku yaallo xuddudda Eritrea.




READ MORE FROM THE SOURCE: Dibadbaxyo looga soo horjeedo Eritrea oo ka soconaya qeybo ka mid ah dalka Itoobiya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.