Dibedbaxayaal ku baaqay in wax laga qabto xaaladda amniga ee magaalada Gaalkacyo

0
325

Isniin, October, 08, 2018 (HOL)– Dhallinyarada magaalada Gaalkacyo oo isu soo bax dhigay ayaa ugu baaqay hay’adaha ammaanka iyo xukuumadda inay qaadan tallaabooyin ay ku qanci karaan oo wax looga qabanayo xaaladda amni ee magaalada Gaalkacyo, kaddib dilal si joogta ah magaalada ugu dhacay toddobaadyadii u dambeeyay.




SOURCE: Dibedbaxayaal ku baaqay in wax laga qabto xaaladda amniga ee magaalada Gaalkacyo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.