Diiwaangelinta Ergo Dooraneysa Xildhibaan Golaha Shacabka oo bilaabaneysa

0
58

Magalada dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud waxaa Maanta ka bilaabaneysa diwaangelinta Ergadii dooran laheyd Kursi ka banaan Golaha Shacbaka Soomaaliya. Shalay ayaa waxaa Dhuusamareeb gaartay Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) halkaas oo la filayo in Maalinta berito ah ay ka dhacdo doorashada kursiga ka banana golaha Shacabka. Maanta oo Isniin ah ayaa waxaa Guddiga […]




SOURCE: Diiwaangelinta Ergo Dooraneysa Xildhibaan Golaha Shacabka oo bilaabaneysa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.