Dil Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho & faah faahin kasoo baxeysa

0
166

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Caawa fiidkii  gudaha Degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir waxa ay ku dileen wiil dhalinyaro ahaa. Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay inoo sheegeen in dilka uu ka dhacay Xaafada Xararyaale ee Degmada Wartanabada,isla markaana rag hubeysan ay toogteen Wiil dhalinyaro ahaa oo si weyn looga yaqaanay Xaafaddaasi. Sidoo kale waxaa […]




SOURCE: Dil Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho & faah faahin kasoo baxeysa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.