Dil caawa ka dhacay magaalada Muqdisho

0
77

Isniin, April, 15, 2019 (HOL) – Wararka naga soo gaaraya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in rag hubeysan toogasho ku dileen qof la sheegay in uu ka tirsanaa dadka degmada ku dhaqan.




SOURCE: Dil caawa ka dhacay magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.