Dil ka dhacay agagaarka Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo

0
399

Inta la xaqiijiyey hal ruux ayaa geeriyooday halka 4 kale ay dhaawacmeen ka dib israsaaseyn ka dhacday agagaarka Garoonka diyaaradaha Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug Israsaaseynta ayaa timid ka dib markii Koox dhalinyaro ah oo hubeysan ay qeyb ka mid ah Garoonka Diyaaradaha ka bilaabeen dhagax-dhig,waxaana dhagax dhigaas ka hor-yimid dhalinyaro kale taas oo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dil ka dhacay agagaarka Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.