Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Wiil Dhalinyaro ah oo Galabta Salaadii Casir kadib lagu dilay Gudaha Suuqa Weyn ee Bakaaraha degmada Howl-Wadaag ee Gobolkaan Banaadir. Dilka ayaa goobjoogayaal waxa ay shegeen in uu si gaar ah uga dhacay qeybta Daawada ee Suuqa Bakaaraha,isla markaana uu ka mid ahaa Dhalinyarada kabaha ku ku […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dil ka dhacay Suuqa Bakaaraha iyo faah faahin ka soo baxeysa..