Dilal Goordhow ka dhacay Muqdisho

0
106

Kooxo ku hubeysnaa bastoolado ayaa waxa ay Suuq Bakaaraha gaar ahan Suuqa lagu iibiyo khudaarta ku dileen Askar ka tirsanaa Ciidanka Minishiibiyada ee Canshuuraha qaada. Waxaa la sheegay in rag hubeysan ay dileen labo askari oo ka tirsanaa Ciidanka Minishiibiyada,kuwaasi uu ku sugnaa Suuqa lagu iibiyo khudaarta ee ku yaalla Bakaaraha,iyagoo durbo goobta ka baxsaday […]




SOURCE: Dilal Goordhow ka dhacay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.