Dilal saakay kooxo hubeysan ka geysteen magaalada Muqdisho

0
56

Talaado, September,25, 2018 (HOL)–Rag bastoolado ku hubeysan ayaa lagu waramayaa in goor dhaw ku dileen degmada Hodan wiil dhalinyaro sida la sheegay ka tirsanaa mid ka mid ah shirkaddaha bixiya adeega Internet-ka.




SOURCE: Dilal saakay kooxo hubeysan ka geysteen magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.