Dilalka loo adeegsado mindiyaha oo ku soo badanaya magaalada London

0
58

Ayub Xassan oo 17 jir asalkiisu yahay Soomaali ayaa noqday qofkii 26aad ee dilkiisa loo adeegsado mindi caasimada kala UK ee London.
Dilka Ayub  ayaa la sheegay in loo soo qabqabtay dhalinyaro lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen iyadoo lagu wado in la soo taago maxkamad.
Ayub Xasan ayaa hore ugaga badbaaday dilal ay dhalinyarada ku nool xaafada qoyskoodu ka degen yahay London ay isku dayeen in ay dilaan.
Siraad Aden oo ah hooyada Ayuub ayaa suuxday markii ay maqashay in wiilkeeda la diley.Hase yeeshee markii ay soo naaxday ayay Siraad sheegtay in ay aad u jecleyd wiilkeeda uuna doonayay marka uu waxbarashada dhameeyo inuu noqdo qareen.
Tirada dadka dilkooda loo adeegsanayo mindiyaha ayaa ku soo badanaya magaalada London iyadoo toddobaakan kaliya toddobo ruux lagu diley mindi,halka tirada guud ee sanadkan oo kaliya ay sii marayso 26 ruux.



#td_uid_1_5c83c3e7cbc08 .td-doubleSlider-2 .td-item1 {
background: url(http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/dialkalondo-1-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_1_5c83c3e7cbc08 .td-doubleSlider-2 .td-item2 {
background: url(http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/dialkalondo-2-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_1_5c83c3e7cbc08 .td-doubleSlider-2 .td-item3 {
background: url(http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/dialkalondo-3-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_1_5c83c3e7cbc08 .td-doubleSlider-2 .td-item4 {
background: url(http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/dialkalondo-4-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_1_5c83c3e7cbc08 .td-doubleSlider-2 .td-item5 {
background: url(http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/dialkalondo-5-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}





Tirada daka mindiyaha lagu dilo ee magaalada London oo korortay


1 of 5












































































 
The post Dilalka loo adeegsado mindiyaha oo ku soo badanaya magaalada London appeared first on Somali News Leader.




SOURCE: Dilalka loo adeegsado mindiyaha oo ku soo badanaya magaalada London

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.