Waxaa faah faahino dheeraad ah ay ka soo baxayaan rag hubeysan oo Barqanimadii Maanta Xaafada Suuqa Siinaay ee degmada Warta-Nabada ee Gobolka Banaadir ku dilay qof la sheegay in uu ahaa Shacab. Rag hubeysnaa ayaa la sheegay in Suuqa ay ugu tageen Nin Ganacsi Gudaha Suuqaasi Siinaay ku lahaa ka dibna ay dhowr Xabadood madaxa […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dilka ka dhacay Magalada Muqdisho iyo faah faahin ka soo baxeysa