Dilkii Axmed Dowlo oo 7 ruux oo maxkamad loo soo taagay

0
33

Arbaco, April, 17, 2019 (HOL)–Maxkamada gobolkan Banaadir ayaa Maanta waxaa la horkeenay 7 ruux oo ku eedeysan dilkii iyo gubidii Bishii Setember ee sanadkii 2018 Magalada Muqdisho loogu geystay Marxuum la oran jiray Axmed Mukhtaar Dowlo.




SOURCE: Dilkii Axmed Dowlo oo 7 ruux oo maxkamad loo soo taagay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.