Diyaarad ku bur burtay dalka Ruushka xili ay dooneysay in ay degto

0
439

Dayaarad rakaab ayaa ka baxday dhabbaha dayaaradaha, dab ayaana qabsaday mar ay doonaysay in ay ku degto magaalada Sochi ee dalka Ruushka, ayadoo ay ku dhaawacmeen 18 qof, sida ay saraakiishu sheegeen. Duullimaadka UT579, oo ahayd dayaarad nooceedu yahay Boeing 737 oo ay leedahay shirkadda Utair Airlines ayaa waxaa saarnaa 164 rakaab ah iyo 6 […]




SOURCE: Diyaarad ku bur burtay dalka Ruushka xili ay dooneysay in ay degto

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.