Diyaarad Sida Maxaabiis Soomaali ah oo ku soo wajahan Magalada Muqdisho

0
119

Maxaabiistaan Soomaalida ah ayaa ka mid ahaa Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran Xabsiyo ku yaalla dalka Kenya,waxaana la sheegay in ay dhawaan ku soo wajahan yihiin dalka soomaaliya kadib markii ay dhameysteen xukuno xabsi ah oo lagu riday. Maxaabiistaas ayaa tiro ahaan waxa ay gaarayaan ilaa 26,kuwaas oo isugu jira Rag iyo Dumar,waxaana ay ku […]




SOURCE: Diyaarad Sida Maxaabiis Soomaali ah oo ku soo wajahan Magalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.