Diyaarad sidda Dhaqaatiir iyo Daawo oo ay soo dirtay Dowladda Turkiga oo Muqdisho soo gaartay

0
18

Axad, December, 29, 2019 (HOL)-Dowladda Turkiga oo ka jawaabaysa dhibaatadii ka dhalaya qarixii argagixiso ee shalay ayaa si deg deg ah ugu soo gurmatay dadkii Soomaaliyeed oo dhaawacyadu ay ka soo gaareen qaraxaasi bahalnimo.




SOURCE: Diyaarad sidda Dhaqaatiir iyo Daawo oo ay soo dirtay Dowladda Turkiga oo Muqdisho soo gaartay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.